Farxaan

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

F. ah: qof farxadi hayso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farxaan

faraxsan | farxaanad | farxaansan | farxaansanaan | farxaansanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg