farxi
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-iyay, -isay)Ka f.: cid farxad gelin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farxi ↴
arwaaxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid ka farxin.
baqshiish [m.l]
Hanti yar oo qof adeegay farxin ahaan loo siiyo.
baqshiish [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-shay, -shtay)
Qof adeegay, farxin ahaan hanti yar siin.
faarixid [m.dh]
ld farxid.
farxid [m.f.dh]
eeg farax². ld faarxid.
farxin [m.f.dh]
eeg farxi.
musaraar [m.l]
1. ld musaraarid. Ku farxidda qof aad ugu farxo wax uu helay. 2. Argagax ama sas ama wax kale oo lala maanwareero; jidbo.
musaraar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qof si aad ah u farxid, musaraar ku dhicid. ld musareer², musuraar².
qosli [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Ka q.: cid qosol ka keenid. 2. Ka q.: cid ka farxin.