Musaraar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld musaraarid. Ku farxidda qof aad ugu farxo wax uu helay. 2. Argagax ama sas ama wax kale oo lala maanwareero; jidbo.

Musaraar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Qof si aad ah u farxid, musaraar ku dhicid. ld musareer², musuraar².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga musaraar

musaraarid | musaraarsan | musaraarsanaan | musaraarsanaansho | musareer | musareer | musareerid | musareersan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg