farxid
(m.f.dh)eeg farax². ld faarxid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farxid ↴
faarixid [m.dh]
ld farxid.
musaraar [m.l]
1. ld musaraarid. Ku farxidda qof aad ugu farxo wax uu helay. 2. Argagax ama sas ama wax kale oo lala maanwareero; jidbo.
musaraar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qof si aad ah u farxid, musaraar ku dhicid. ld musareer², musuraar².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg