Fas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-sas, m.l)

1. ld fad (3). Dhagxaanta qaaliga ah cad laga gooyo oo fargashiyada lagu dhejiyo si ay u yeeshaan qurux. 2. Waraaqaha turubka inta tobanle ka sarreysa. 3. Warqad turub oo aan la qaban karin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fas

yaanbo | naafasho | gaafasho | idan | idanqaado | idansan | oofasho | saamax | xafash | afeefasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg