fasakhid
(m.f.dh)

eeg fasakh². ld fasakh¹, fasaq¹, fasaqid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fasakhid

fasakh [m.l]
Furidda haweeney laga furo saygeeda isaga oo aan ogeyn ama ka raali ahayn. ld fasakhid.

fasaq [m.l]
ld fasakhid.

fasaqid [m.dh]
ld fasakhid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg