fashal
(m.l)

1. Guuldarro. 2. ld fashalid.

fashal
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-alay, -ashay)

1. Guuldarro la kulmid. 2. ld fashali. ld fashil².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fashal

fashalaad [m.dh]
ld fashalid.

fashalan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
Wax fashal la kulmay noqosho. ld fashilan¹.

fashalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax fashal la kulmay ahaansho. ld fashilan².

fashali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Fashal ku ridid. ld fashili.

fashalid [m.f.dh]
eeg fashal². ld fashal¹ (2), fashalaad, fashil¹, fashilaad.

fashalmid [m.f.dh]
eeg fashalan¹. ld fashilmid.

fashalnaan [m.f.dh]
eeg fashalan². ld fashalnaansho, fashilnaan, fashilnaan-sho.

fashalnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld fashalnaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg