Faylduub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qaab loo xiro neef si aanu u cararin iyadoo boqonta xarig looga dhuujinayo.

Faylduub

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Neef si uusan u cararin boqonta xarig kaga giijin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faylduub

faylduuban | faylduubid | faylduubnaan | faylduubnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg