feeran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax la feeray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh feeran

bulay [m.l]
Mayrax feeran oo haamaha bul lagu catireeyo.

digrii [m.l]
1. (fiis.) Halbeegga heerkulka oo la doorsooma kolba qiyaasta la adeegsanayo, sida santigireedh ama feeranhayt. 2. (juqr.) Halbeegga loolka ama dhigaha ee la adeegsado si loo muujiyo meel ka mid ah dhulka dushiisa.

diriq [m.l] (-qyo, m.dh)
Liilammo ama daliigo ad'adag oo xaskusha tuman iyo cawda feeran iwm laga reebo ama laga soo dhex saaro.

feernaan [m.f.dh]
eeg feeran. ld feernaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg