Feyd

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Wax, wax ku gudban ka weecin. 2. Wax, wax ku daboolan ka qaadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga feyd

faa'iido | ded | ded | feydad | feydan | feydasho | feydid | feydnaan | feydnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg