Faa'iido
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Munaafacaad dheeraad ah oo wax loo hawl galay laga helo. 2. Badeeca marka la gado, inta raasumaalkii hore ku kororta. ld faa'ido, feydo¹. faa'ido, feydo
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faa'iido ↴
faa'ido | faa'iidaddoon | faa'iidee | faa'iido | faa'iidoddoon | tacab | anfac | danseeji | darbee | darbo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg