fiigid
(m.f.dh)eeg fiig². ld fiig¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiigid ↴
fiig [m.l]
ld fiigid.
fiigacarar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Carar aan meel loo socdo la aqoon cararid; fiigid; baydadid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg