Fitilig
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. (-go, m.l) Xarig yar, guntin leh oo ka laallaada dabinka oo inta godka la geliyo garangarta iyo dhidibku isuhayaan. 2. (sh.r) F. dheh: si dhegdheg ah u dhaqaaqidda ama isu rogidda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fitilig ↴
dhidib |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg