Foodley

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Gabar yar oo aan weli qaangaarin; dhoocil.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foodley

dhoocil |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg