Dhoocil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Rati weyn; xaas-walwaal.
Dhoocil
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)1. Gabar aan weli qaangaarin; foodley. 2. Naag aad u buuran.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhoocil ↴
dhoocilnimo | foodley |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg