Fooltub
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Yuur ka muuqata qof wejigiisa marka uu xanaaqo. ld fooltubid.
Fooltub
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Weji yuur ka muujin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fooltub ↴
dud | dudmo | fooltubid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg