Dud

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Baadiye, duur.

Dud

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cid meel wada deggan.

Dud

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Qof caro muujin isagoo u fooltubaaya qofkuu u caraysnaa. 2. Gurigeeda ka tagid caro awgeed (qof haween ah). Tus. “Xaliima ninkeedii bay ka soo dudday”. 3. U d.: wax ul, gacan iwm u baacin.

Dud

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

ld did.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dud

beel | biyo-fududayn | caraceli | carafudud | carafududaan | carafududaansho | caroceli | caynaan | cudud | cudud |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg