Fure

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

1. Qalab bir ah oo qaabab iyo weynaan kala duwan leh oo lagu furo ama lagu xiro qufullada iwm. 2. Xal. 3. Calaamad loo adeegsado tusmada maababka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fure

xabaalfure | farac | furayn | furee | kulaalaha-koonfureed | rogan | siimbaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg