Gaasabbixi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Dhibaato iyo rafaad jiilaal keenay cid ka samatabixin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaasabbixi

gaasabbax | gaasabbixid | gaasabbixin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg