Gaashaanle
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)1. Darajada ciidan oo u dhexeysa dhamme iyo gaashaanle-dhexe. 2. Biciid lab oo haraggiisa laga sameeyn karo gaashaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaashaanle ↴
janan | kornayl |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg