Gabay
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yo, m.dh)Nooc maansada ka mid ah oo leh qaafiyad, luuq iwm oo aan muusig loo tumin.
Gabay
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-byay, -bayday; -byi)Gabay tirin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gabay ↴
bad | dhismo | gabaayoox | gabayaa | gabaye | gabayoox | gabayre | gabaysii |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg