Dhismo

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

1. Farsamada iyo habka wax loo dhiso. 2. (-ooyin, m.l) Wax dhisan sida guri, xafiis iwm. 3. Qoryaha, sarabka iwm ee guryaha qaarkood lagu dhiso. 4. Isku-dubbarididda iyo habeynta gabay in muddo ah.

Dhismo

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

(nax.) Qaabka ay u habaysanyihiin curiyeyaal afeed (sida “foniimyada”, “ereyada”, “oraahyada”), oo ku dhisan xiriirka isdhaafsan ee ka dhexeeya curiyeyaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhismo

kaabad | faalikad | jab | qaawi | raar | ardiyad | balbalo | bangalo | cimil | dabaq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg