Gabgab

Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:

G. leh: erey lagu muujiyo cagajiidid ama ciirciirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gabgab

gabbigabbi | gabgabbi | gabgable | gabgablee | gabgableyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg