gadgaddoon
(m.l)ld gedgeddoomid.
gadgaddoon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oomay, -oontay; -oomi)ld gedgeddoon².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gadgaddoon ↴
gedgeddoomid [m.f.dh]
eeg gedgeddoon². ld gadgaddoomid, gadgaddoon¹, gedged- doon.
gedgeddoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
Wax hadba dhinac u rogmay noqosho. ld gadgaddoon.
madaar [m.l]
1. Gadgaddoonka iyo taaha uu qof buka sameeyo xanuun awgiis. 2. Cida ay sameeyaan xoolo ilmohooda u soo insaarixinaya.
madaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Qof buka, xanuun awgiis taah iyo gadgaddoon samayn. 2. Xoolo ilmohooda u soo insaarixin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg