gadoodid
(m.f.dh)

eeg gadood². ld gadood¹, gedaad¹, gedaadid, gedood¹, gedoodid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gadoodid

gadood [m.l]
1. Lo'gisi iwm weeyraxa ay sameeyaan. 2. Kacdoon dad badani sameeyaan, iyagoo si adag uga dhiidhiyaya wax ay diiddanyihiin. 3.ld gadoodid. ld gedaad¹, gedood¹, gidaad¹.

weyrax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Neef xoolo ah oo dhalay markuu dhashiisa u baqo gadoodid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg