Gallayr

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Nooc haadda ka mid ah, la bah ah dafada, hilib cun ah, manjo iyo af guduudan leh oo loo adeegsan karo ugaarsiga iyo ilaalinta beeraha. ld gariir¹ (2).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gallayr ↴

gallayrrayn | gallayrree | gallayryayn | gallayryee | gariir | naylaqaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg