Gariir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dhaxan ama jirro oo jirku la ruxdo. 2. ld gallayr. 3. ld gariiri.


Gariir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Cabsi, dhaxan iwm awgeed la ruxash.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gariir

jabaq | alkohooliisam | balbal | burunjiyee | cilmiga dhulgariirka | cirifayn | cuddi | dardho | dhulgariir | dhulgariir |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg