galoofow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday: -oobi)ld galoof².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galoofow ↴
galoof [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Neef xoolo ah, wax aan irmaanayn rimanaynna noqosho. ld galoofow.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg