Gama'
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Gelidda la galo hurdo. 2. ld gam'id.
Gama'
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-m'ay, -ma'day; -m'i)Hurdo geli.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gama' ↴
gama' | gama' | gama'san | gama'sanaan | gama'sanaansho | gama'sii | gama'siin | gam'id |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg