Gantoob
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xijaab ka samaysan kebed ama dermo oo kala qaybiya aqal gudihiisa. 2. Wax la soo gaabshay; aan la dhammaystirin. ld gandoob.
Gantoob
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Aqal, derin, maro iwm ku kala qoqobid. ld gandoob.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gantoob ↴
gandoob | gandoob | gandooban | gandoobid | gandoobnaan | gandoobnaansho | gantooban | gantoobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg