garaabbiido
(m.dh)

ld garab'ayd.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garaabbiido

garaabbiidoobid [m.f.dh]
eeg garaabbiido.

garaabbiidow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Garaabbiido qaadid (neef geel ah.

garab'aydo [m.dh]
Cudur xoolaha ku dhaca oo garabka ka soo bixiya kasoobbax weyn oo badi ahaan dila neefka uu ku dhaco. ld garaabbiido, garabgooy.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg