Garab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rbo, m.dh)

1. Lafta isu haysa karraysta, sararta iyo gacanta. 2. Baalka shimbiraha. 3. Kaalmo af iyo addin leh. 4. Daruura is haysta oo da'aysa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garab

waa | baad | waaceenso | anjiina-bektores | cadgoo | cawaan | cudud | curdaalo | dangee | dangeysan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg