garabgal
(m.l)

1. Taakuleynta loo geysto qof tabar yar iyada oo gacanta laga qabanayo. 2. ld garabgeli.

garabgal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-alay, -ashay)

Cid tabar yar taakulo siin iyada oo la tukubinay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garabgal

garabgelid [m.f.dh]
eeg garabgal². ld garabgal¹ (2), garabgely.

hamboorri [m.l]
Riixdin; jug; garabgal.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg