Garac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(garac/-cyo, m.dh) Ilmo aan meher ku dhalan; wacal; wece.
Garac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)ld garc.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garac ↴
ebinefiriin | ablaawe | farakh | garacad | garco | wadnejoogsi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg