Garqaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld garqaadi.
Garqaad
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. (f.g) Wax hoggaamin. Tus. “Cali baa ragga u garqaaday”. 2. (f.mg) Laba qof ama ka badan oo is haysta u garniqi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garqaad ↴
gacankutaagle | garqaadad | garqaadasho | garqaadid | garqaado | taxow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg