Garwaaxeed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qaab maro, harag, iwm oo la dhuubay oo si gudub ah loogu xiro sararta hal gacan iyo degta gacanta kal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garwaaxeed ↴
garwaax | garwaaxaysad | garwaaxaysasho | garwaaxaysi | garwaaxayso | garwaaxeedsad | garwaaxeedsasho | garwaaxeedsi | garwaaxeedso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg