Garweyn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Qalab bir ah oo af fiiqan iyo af ballaaran leh oo dhexda daab qori ah ku leh oo dhulka lagu qod.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garweyn

maddaraq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg