Gawdiid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Taagnaan badan oo meel lala istaago jirro, dhibaato iwm awgeed. ld gawriir.
Gawdiid
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Jirro, dhibaato iwm awgeed meel la istaagid. ld gawriir.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gawdiid ↴
gawdiidid | gawriir | gawriir | gawriirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg