gawriir
(m.l)ld gawdiid.
gawriir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)ld gawdiid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gawriir ↴
gawdiid [m.l]
Taagnaan badan oo meel lala istaago jirro, dhibaato iwm awgeed. ld gawriir.
gawdiid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Jirro, dhibaato iwm awgeed meel la istaagid. ld gawriir.
gawdiidid [m.f.dh]
eeg gawdiid². ld gawriiri.
gawriirid [m.dh]
ld gawdiidi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg