Gedef
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld gadaf². 2. Maro yar oo uu madaxa ku xirto ugaarsaduh.
Gedef
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-fo, m.dh)Xaad dhaadheer oo ka baxda gacmaha dadk.
Gedef
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dfay, -daftay)ld gadaf.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gedef ↴
gadaf | gadaf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg