Geedaggoo

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-gooyay, -goysay)

1. Wax sixrid. 2. Laamo u jarid, si ay u daaqaan caleenta ku taal (xoolo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geedaggoo

geedaggoosasho | geedaggoosi | geedaggooso | geedaggooyn | geedaggooyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg