Geedo

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

1. Bari, xidid, caleen, qolof, dhacaan iwm oo dhir laga soo guray oo daawo ahaan loo isticmaalo. 2. Caleen, miro bari iwm oo dhirta qaarkeed laga soo guro oo cuntada lagu daro si dhadhan loogu yeelo. 3. eeg gee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geedo

aaladee | nabaadguur | qaad | saaq | ununush | wada noolaansho | adable | ay | bacaadcelin | bacood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg