Goggobo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Geed-nagaar leh caleemo yaryar iyo xididdo lagu daweeyo cudurro badan waxna lagu dhayo. 2. Ciidda oo lagu weyseysto. ld gaggabo, geggebo, goggobb.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goggobo

gaggabo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg