goglo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-laday, -latay)Gogol dhigash.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goglo ↴
cawsgolgol [m.l] (-llo, m.dh)
1.Harar aan waynayn, samayskiisuna fiicfiicnayn. 2. Kash-kash caws ah oo ardaayada lagu goglo.
dhiinsoole [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Marada sariiraha lagu goglo.
goglasho [m.f.dh]
eeg goglo. ld gogla.
kashkaash [m.l]
Caws nagaar iwm oo aqallada lagu goglo, si reyska gogosha looga xijiyo.
turraaxad [m.dh]
Maro midab leh oo sariiraha lagu goglo ama la huwado.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg