Kashkaash

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Caws nagaar iwm oo aqallada lagu goglo, si reyska gogosha looga xijiyo.

Kashkaash

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)

Caws, nagaar iwm aqal ku goglid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kashkaash

gubungub | joodari | kashkaashad | kashkaashan | kashkaashid | kashkaashis | kashkaashnaan | kashkaashnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg