Gole
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)1. Meel dad si joogto ah isugu yimaaddaan oo ay danahooda ugaga wada hadlaan. 2. Goob, fagaaro. 3. Mudanayaal si dastuuri ah dad u soo doortay. ld gale.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gole ↴
geedgoleed | golakafuul | golayn | golee | gole-ku-simid | golgoley | marso | masrax | xildhibaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg