gooji
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Sayn kor u qaadid (geel).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gooji ↴
dabaculus [m.l]
Hal marka ay rinto si dhaqso ah aan u goojin.
garabhagooji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Si aan toos ahayn cid garab u sii.
garabhagoojin [m.f.dh]
eeg garabhagooji. ld garabbagooji.
garabhagoojis [m.l]
ld garahagooji.
goojin [m.f.dh]
eeg gooji. ld goojis, goojo.
goojis [m.l]
ld goojin.
goojo [m.dh]
Kor u qaaddidda saynta uu kor u qaado dheddig geel oo rimman. ld goojin.
hagooji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax hagoog u yeelid.
hagoojin [m.f.dh]
eeg hagooji. ld hagoojis.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg