goonjebshe
(m.l)ld goonjab.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goonjebshe ↴
dhanjaf [m.l]
Xanuun madaxa barkiis qabta; goonjab; goonjebshe.
goonjab [m.l]
Xanuun dhafoorka aad u xanuujiya. ld goonjebshe.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg