goosh
(m.l)

1. Safar. 2. ld goshid.

goosh
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-shay, -shtay)

Iskaga g.: bad, dhul, cir ku safrid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goosh

dalandool [m.l]
1. Socod noqnoqosho leh oo laba meel oo kala fog la isaga goosho. 2. ld dalandoolid.

dalandool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Socod noqnoqosho leh laba meel oo kala fog isaga gooshid.

futuux [m.l] (-xyo, m.dh)
Xilliga doonyuhu bilaabaan gooshidda oo ku beegan bisha oktoobar.

gooshid [m.f.dh]
eeg goosh². ld goos¹ (2).

muudaa [m.l]
Libaax meelo kala dheer isaga goosha oo wax ka dila.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg