gordan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Wax madaxa midab ku leh ahaansho (neef riyo ah). 2. Wax qaarka hore madow ahaansho (neef ido ah).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gordan ↴
gordanaan [m.f.dh]
eeg gordan. ld gordanaansho.
gordanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gordanaan.
gorod [m.l]
Neef madaxa midab gaar ah ku leh; neef gordan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg